About us
About saylac store
Saylac Store is a trusted electronics destination committed to quality, customer satisfaction, and accessibility. We provide reliable technology, thoughtful service, and a modern shopping experience designed to meet everyday needs.
Our Mission
Hadafkayagu waa in aan gaarsiino electronics tayo sare leh,
lagu kalsoonaan karo oo qiimo jaban leh meel kasta oo Soomaaliya ah
Alaab kasta si taxadar leh ayaa loo ilaaliyaa, tayada ugu sareysa ee electronics-ka macaamiisheena ayaa la hubiyaa
Waxaan u dabaaldegnaa kala duwanaanshaha, qof walba waa la soo dhaweynayaa, Saylac Store waa goob qof kasta oo jecel technology-ga.”
Macaamiisheena ayaa ah muhiimadda koowaad ee waxa aan qabaneyno, adeeg iyo qanacsanaan heer sare ah ayaan hubineynaa.”
WAXA MACAAMIISHEENU KA YIRAADEEN
Saylac Store runtii waa meel lagu kalsoonaan karo. Alaabtii aan dalbaday waxay igu timid si degdeg ah, tayaduna aad bay u fiicnayd guulesta saxibayaal
Ahmed
mogadisho
